LIBAN SHOW
LIBAN SHOW
  • 1 897
  • 25 476 559

Відео

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe ayaa su'aalo waydiyey qareenka siyad Cali.
Переглядів 536 годин тому
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe ayaa su'aalo waydiyey qareenka siyad Cali.
Abuukaate Cali Xalane ayaa Maxkamadda Sare u sharaxaya sababaha racfanka siyad Cali ugu Soo qaatay.
Переглядів 418 годин тому
Abuukaate Cali Xalane ayaa Maxkamadda Sare u sharaxaya sababaha racfanka siyad Cali ugu Soo qaatay.
Shiekh Abdi xayi "qur'aanka wax kasta Hal ayaa loogu helayaa"
Переглядів 464 години тому
Shiekh Abdi xayi "qur'aanka wax kasta Hal ayaa loogu helayaa"
AKS RESTAURANT NAIROBI BBS MALL
Переглядів 564 години тому
AKS RESTAURANT NAIROBI BBS MALL
Booqashadii majlis Al Quran sh hassan Al Wajid
Переглядів 497 годин тому
Booqashadii majlis Al Quran sh hassan Al Wajid
Soomaaliyada hada iyo xiigsiga canshuurta ay dowlada la dooneyso.
Переглядів 487 годин тому
Soomaaliyada hada iyo xiigsiga canshuurta ay dowlada la dooneyso.
Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur “Waxaan ku qasbanahay inaan bixino Canshuurta"
Переглядів 529 годин тому
Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur “Waxaan ku qasbanahay inaan bixino Canshuurta systamka dowladda nagu waajibiyay.”
Khudbadda Liban Mohamed Hussein ee xafladii soo dhoweynta Nairobi Kenya.
Переглядів 899 годин тому
Khudbadda Liban Mohamed Hussein ee xafladii soo dhoweynta Nairobi Kenya.
Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad "Dowlad ma shaqeyn karto haddii aan canshuur la bixin"
Переглядів 3012 годин тому
Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad "Dowlad ma shaqeyn karto haddii aan canshuur la bixin"
dowlada somalia oo sheegtay canshuurta iney u dhaqan gashey sidii loo baahnaa.
Переглядів 8212 годин тому
dowlada somalia oo sheegtay canshuurta iney u dhaqan gashey sidii loo baahnaa.
Wasiir Fardowsa Cismaan "Waxaan gabi ahaan soo koobnay qarashka uu leysinka ku qadan karo bajajlaha"
Переглядів 3814 годин тому
Wasiir Fardowsa Cismaan "Waxaan gabi ahaan soo koobnay qarashka uu leysinka ku qadan karo bajajlaha"
Gudoomiye Madaale "Waxaan dib u eegis ku sameynay leysinka Bajaajta wax badan ayaa fududeynay"
Переглядів 7114 годин тому
Gudoomiye Madaale "Waxaan dib u eegis ku sameynay leysinka Bajaajta wax badan ayaa fududeynay"
Go'aanadani xal ma u yihiin Bajaajleyda cabashadooda.
Переглядів 2514 годин тому
Go'aanadani xal ma u yihiin Bajaajleyda cabashadooda.
khudbadii caawa madaxweyne xasan shiekh ayaa wax badan kaga hadlay Xaalada dalka guud ahaan.
Переглядів 13314 годин тому
khudbadii caawa madaxweyne xasan shiekh ayaa wax badan kaga hadlay Xaalada dalka guud ahaan.
Masar vs Somalia dhanka waxsoo saarka.
Переглядів 6816 годин тому
Masar vs Somalia dhanka waxsoo saarka.
daawo hooyo si qiiro leh ugu hadashey xalada dalka.
Переглядів 6319 годин тому
daawo hooyo si qiiro leh ugu hadashey xalada dalka.
August 15, 2024
Переглядів 7119 годин тому
August 15, 2024
taliyaha poliska gobolka banaadir ayaa ka jawaabay cabashadii bajaajlaayda mogdishu.
Переглядів 4621 годину тому
taliyaha poliska gobolka banaadir ayaa ka jawaabay cabashadii bajaajlaayda mogdishu.
waziirka cadalada iyo dastuurka somalia mudane xasan macalin oo sharaxaya dastuurka.
Переглядів 4921 годину тому
waziirka cadalada iyo dastuurka somalia mudane xasan macalin oo sharaxaya dastuurka.
Bajaajlayda Muqdisho oo maalintii labaad ku banaan baxay muqdisho iyaga oo ka cabanya Canshuur
Переглядів 7621 годину тому
Bajaajlayda Muqdisho oo maalintii labaad ku banaan baxay muqdisho iyaga oo ka cabanya Canshuur
Heestii loo qaaday Liban Show
Переглядів 84День тому
Heestii loo qaaday Liban Show
Magaalada Baydhabo iyo hor marka ka socoda
Переглядів 98День тому
Magaalada Baydhabo iyo hor marka ka socoda
Magaalada Baydhabo ayaan waxaan kula kumay will curiyaan aha oo u baahan kaalmo fadlan hala cawiyo
Переглядів 14714 днів тому
Magaalada Baydhabo ayaan waxaan kula kumay will curiyaan aha oo u baahan kaalmo fadlan hala cawiyo
BAYDHABO JANAAY IYO LIBAN SHOW
Переглядів 19514 днів тому
BAYDHABO JANAAY IYO LIBAN SHOW
Booqashadii Baydhabo Janaay
Переглядів 15014 днів тому
Booqashadii Baydhabo Janaay
Xafladii soo dhaweynta Gudoomiye libanshow magaalada Baydhabo
Переглядів 14414 днів тому
Xafladii soo dhaweynta Gudoomiye libanshow magaalada Baydhabo
Xafladii soo dhaweynta Baydhabo Janay
Переглядів 17514 днів тому
Xafladii soo dhaweynta Baydhabo Janay
XILDHIBAN SAMRA OMAR OO SOO DHAWEYSAY Gadoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga Amerika
Переглядів 9514 днів тому
XILDHIBAN SAMRA OMAR OO SOO DHAWEYSAY Gadoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga Amerika
Gadoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga America wariye Libaan show
Переглядів 13514 днів тому
Gadoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga America wariye Libaan show

КОМЕНТАРІ

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 День тому

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 День тому

    JOOJI ARGAGIXISADA AAD YAHUUDDA IYO FALASTIIN AAD KA DHEX WADID BARAHA BULSHADA, KICINTA IYO DHIIGMIIRATADA UMMADA KU HAYSIIN OO UUNKA HA IDDINKA NABADGALO.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 День тому

    Ulamaa-e-Soo cilmi iyo aqoon ma'ahan ee Ummada QURAAFAADKA ka-daaya. Pilot DUULIYEE ma tahay ? WAXAA JIRAY MA'AHA WAX TAAGAN MAANTA..

  • @Kajoog.adiga.maheee
    @Kajoog.adiga.maheee День тому

    Heestu waa hees reer sheekh Samaroon abwaanka sameeyay kalaxanka saaray fanaanada qaaday intuba waa reer soomaaliyed ❤❤❤

  • @Rizaaqcade6
    @Rizaaqcade6 2 дні тому

    2025 dawanoya😂😂😂

  • @Rizaaqcade6
    @Rizaaqcade6 2 дні тому

    Hada dawanoya❤😂

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 2 дні тому

    MAALIYADDA IYO FULINTA, AQALKA SARE KULI WAXAA LOOGU DOWLADEEYNAYO KALIYA WAA BANAADIR STATE IYO 6'DA-GOBOL KOONFURGALBEED CADDAALADDARO MUSUQMAASUQ DHULKIINA LA IDDINKU QALQALO MA'AHA ADEEG BULSHO BALSE WAA DHIIGMIIRATO.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 2 дні тому

    Maamul dowladeed haddii iddin dhisnaynin, waxba waqtiga ha iska dhumin ee is wada dhiiba oo hala iddin taliyo marka hore ba amar'qaate yaal aad tihiin.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 2 дні тому

    Af waddankkisa lagu gumaado, loogu dowladaynayo side loo meel marin karaa? Taariikhda khaldan afka Maayga lagu xusayo, yaad ku khaldaysiin ? Jiilasha badan, jiritaanka afka maayga jiray ama jiro sidee uu marin-habaabin kartaan ?

  • @abdishakuurshaaciye3302
    @abdishakuurshaaciye3302 3 дні тому

    qofki Ugu Horeyey Ee Daawado ayan Ahy Mudane Gudoomiye

  • @abdiazizmohamed4135
    @abdiazizmohamed4135 3 дні тому

    Sponsoring corruption 🤦‍♂️

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 4 дні тому

    WAA MUSUQMAASUQ AAN SHARCI CADDAALAD LAHAYNIN AAD HORKAYSAAN ISLA IDDINKA OO DALKA BURBURIYAY INAAD MAALIYADDA IYO FULINTA HORKAYSAAN. LACAGAHA BANAADIRIGA IYO GOBOLADA, 6'DA-GOBOL KOONFURGALBEED KALIYA UGU DOWLADAYSAAN KALI-TALISKA.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 4 дні тому

    Caddaalad kama jirto dalka Soomaaliya iyo isla xisaabtan sharci muddo 64SANO #1960kii ilaa maanta. Lacagaha laga qaado (Banaadiriga) Banaadir State, Gobolada (6'DA-GOBOL) KOONFURGALBEED ayaa lagu dhunsada dhaqaalaha lagu dilaa isla lacagahoodi aan FAQASHTA DAROOD, DIRTA WAQOOYI ISAAQ SOMALILAND laga qaadin balse lagu nuujiyaa QAWLAYSATADA QABQABLEYAALKA, ARGAGIXISADA WADA AH. WAXAA CADEEN UU AH TALIYE SULUB AHMED KENYAN SHARCIDARADA KUJOOGA DOWLADA SOOMAALIYA SIDA XAMZA CABDI BARRE, AXMED ISLAM AHNA ETHIOPIAN IWM.

  • @mahamed.abdinur
    @mahamed.abdinur 4 дні тому

    Masha Allah

  • @ugaascade8414
    @ugaascade8414 6 днів тому

    Hadaan rabaa bil kabacadii inaan tahariibo😢

  • @zahraabdullahi4666
    @zahraabdullahi4666 6 днів тому

    Booktii anga iyo Ethiopia ma bogsenin ma bogsen donto

  • @semirreshid1599
    @semirreshid1599 7 днів тому

    She also sings afan oromo.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 8 днів тому

    Fowdada waxaa MAALGALIYA FAQASHTA DAROOD.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 8 днів тому

    Taasi waa beentaa oo dembiyada dagaalada Soomaaliya 1960kii ilaa maanta cid loo xukumay majirto. Argagixisada, tuugada, musuqmaasuq kali-taliska Qabqableyaasha ee Ethiopia iyo Kenya ugu kala shaqeeysaan sharcidarada FAQASHTA DAROOD NIDAAMKA XASUUQA IYO BURBURKA KAWADA DALKA SOOMAALIYA, isbahaysiga Irir Samaale Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal Majeerteen Puntland Saldheer Darood aasaasay ahaa madaxweynihii labaad ee Somaliland -se, Cigaal Hargaysa International airport loogu magac-daray sawabtay amnidarada, DOWLADDARO iwm.

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 9 днів тому

    Allahu akbar dhiig ii gacaay❤❤❤❤❤❤😂

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 10 днів тому

    Samaroon siciid abtiyaaladey ❤

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 10 днів тому

    Hambalyo liban show aad uu mudan tahay. 🎊

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 11 днів тому

    GEESI BAAD TAHAY LIBAN SHOW, JIR OO JOOG.. WAA KA XUMAHAY INUU BAQTI GAREEN (CABDICASIS LAFTAGAREEN) MAAMULO ARGAGIXISADA FAQASHTA DAROOD QADIYADA DIGILAWMIRIFLE RAXANWEYN.

  • @user-lg6qc7zj8x
    @user-lg6qc7zj8x 12 днів тому

    Aniga qof jacelhay hadi lgu sodiro hesatan ka warn

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 13 днів тому

    0:54 NINKA KU HUBAYSAN QORIGA AK-47 MAXUU YAHAY ? ISBAARADA FAQASHTA DAROOD CABDICASIS LAFTAGAREEN MA'AHA DOWLAD IYO CIIDAMADA SHARCIDARADA ETHIOPIA JOOGA. JOOJI DACAAYADA BEENTA AH, ADIGOO QURBAJOOG, DAL NABAD WAXUU YAHAY YAQAANO.

  • @SalmaNoor-qc5mz
    @SalmaNoor-qc5mz 13 днів тому

    Masha Allah

  • @Madaxweyne-g6z
    @Madaxweyne-g6z 14 днів тому

    Qofkii fahmaayo heestaan ha ii soo qoro

  • @user-lg6qc7zj8x
    @user-lg6qc7zj8x 15 днів тому

    Al al aniga jacelhay ihayo sid xun ihayo aya legu jes jes lugu sodir maba ilobii dooni wlhi bill talhi

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 16 днів тому

    RAXANWEYN IN DHULKOODA LOOGU DOWLADEEYNAYO AAD AAN UGU XUMAHAY! ETHIOPIAN-OGAADEEN, ETHIOPIAN-MAREEXAAN FAQASHTA DAROOD UU HOOS TAG, ARGAGIXISADA DEMBIYADA DAGAALADA SHARCIDARADA SAWABTAY TAN IYO #1960KII MUDDO 64SANO.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 16 днів тому

    WAAD CIBAADAYSATEEN, DADKIINA INAAD KU XASUUQDAAN DHULKOODA XAMZA CABDI BARRE CIIDANKA LACAGAHA LA IDDINKU SIYAADINA FALALKA ARGAGIXISADA CAWAAQIB MALAHAN KULA HADLAYO.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 16 днів тому

    2:24 Waadku mahadsan-tahay xubinta guud iyo mudnaanta sare #libanShow 👏👏👏

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 16 днів тому

    Ahmiyad badan ayuu leeyahay LIBAN SHOW, mahadi haka ahaato.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 17 днів тому

    WAXAAD KA HADLAYSID OO DHAN WAA CADDAALADDARO, RAXANWEYN KUWII XASUUQAY AYAA DOWLADDA IDDIN AH IYO JAALIYADAHA DEMBIILEYAAL BURBURKA DEMBIYADA DAGAALADA SOOMAALIYA KA GALAY MARKA WAXBA HAKU SOO NOQON SUMADEENA HOOSQAADE!!

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 17 днів тому

    Liban show hambalyo iyo waxaan ku rajeeyna amni sugan ilaalo aad wax soosaar howlo shaqo horumarin ku tartid gudaha dalka Soomaaliya. Rajo wacan, guul badan #LibanShow 👏👏👏

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 17 днів тому

    Mahadsanid #LibanShow sida guud aad ugu shaqeeysid Shacabka dalka iyo dibada oo door ku DAYASHO leh baad ka mudan tahay Ummada DigilAwMirifle (Raxanweyn) Soomaaliyeed. Hambalyo hambalyo liibaan. 🎊

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 17 днів тому

    Mahadsanid liban show sida guud aad ugu shaqeeysid Shacabka dalka iyo dibada oo door ku DAYASHO leh baad ka mudan tahay Ummada Soomaaliyeed. Hambalyo hambalyo liibaan. 🎊

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 18 днів тому

    Maasha ALLAH, cadowgu ha dhaco, AAMIIN.

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 19 днів тому

    Masha Allah guul dhalinyarada Somaliyed halganka wan wadanii dhamaantin

  • @yonisabdimaxamuud4808
    @yonisabdimaxamuud4808 19 днів тому

    Waxan caaqa wa maxay mooryanta waxan usababa nacalad dhahay iyaka Hala Iska kiciyo

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 19 днів тому

    Maasha ALLAH guul Somaliweyn.

  • @user-np9ms3kw6x
    @user-np9ms3kw6x 21 день тому

    Somaalinimo😢😢🇸🇴🇸🇴

  • @user-rj4im7ns8g
    @user-rj4im7ns8g 22 дні тому

    😅

  • @user-rj4im7ns8g
    @user-rj4im7ns8g 22 дні тому

    😅

  • @drszacdiaapdiwahap1589
    @drszacdiaapdiwahap1589 23 дні тому

    1 August 2024 🇸🇱🫀🩸waxan u hamplyaynya putland dhulkan ku dhashy ku barbaary ano ka soo jeda jabuti🇩🇯 waa sandkii igu horeysay aan meel ka baxsan iguso gashay 1Aug jigjiga uga soo hamplyaynyaa 🎉❤

  • @Abdihafid_barbar.
    @Abdihafid_barbar. 23 дні тому

    Waxan u hambalyaynayaa Jiilka cusub ee nasiibka u yeeshay inay heestan dhagaystaan iyagoo calankoodii dhulkooda ka babanayo hambalyo dadkaygiiyow xili walba.❤

  • @user-yc5xp4kw9q
    @user-yc5xp4kw9q 23 дні тому

    Deeqa beautful ❤❤❤

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 25 днів тому

    From mudug dariska xalasha😮

  • @saciidraagehassan2257
    @saciidraagehassan2257 Місяць тому

    Anyone watching 👀 2024

  • @carab1574
    @carab1574 Місяць тому

    Alxamdulillah

  • @saciidraagehassan2257
    @saciidraagehassan2257 Місяць тому

    After 8 years I watching 👀